Dayuurado gargaar u sida Magaalada Belad-weyne oo ka degay Guriceel (Sawirro)

Laba diyaaradood oo gargaar u sida magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa ka degay garoonka dayuuradaha magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud. Waxaa la socday wasiirka boostada iyo isgaarsiinta xukuumada Somalia Cabdi Canshuur Xasan oo ka mid ah guddiga qaran ee gurmadka fatahaadaha dalka. Gargaarkan ayaa la saari doonaa gaadiidka xamuul ah si loo gaarsiiyo … Continue reading Dayuurado gargaar u sida Magaalada Belad-weyne oo ka degay Guriceel (Sawirro)